Animation

Daawo Sawirrada: Qaraxii Maanta Lagu Weeraray Saldhiga Ciidamada Amisom ee Jabuuti ay ku Leeyihiin Magaalada Beledweyne

no responses
Tuesday October 25, 2016 - 5:22 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Weerar loo adeegsaday Gaari Waxyaabaha Qarxa laga so buuxiyay ayaa maanta lagu qaady Saldhiga Ciidamada Amisom Jabuuti ay ku leeyihiin Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Qaraxa oo ahaa Mid Culus ayaa waxaa loo adeegsaday Gaari UD ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa islamarkaana lagu dhuftay Ilinka hore ee Saldhiga Ciidanka Jabuuti.

Inta la Xaqiijiyay Qaraxa waxaa ku dhintay Ilaa 6 Ruux oo 3 Kamid ah ay Yihiin Ciidamada Jabuuti.

Alshabaab ayaa weerarkaan sheegtay Masuuliyaddiisa Waxayna sidoo kale sheegen in ay ku dileen ilaa 17 askari oo Jabuutiyaan ah.

Amisom weli kama aysan Hadlin Weerarkii lagu qaaday Xarunta Ciidanka Amisom ee Beledweyne.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada

20161025636129928707637363hol65 20161025636129928884207022hol32 20161025636129929031598620hol54 20161025636129929173224692hol87 20161025636129929291258281hol90