Animation

Daawo Sawirrada: Qaraxii Cawada Fiidkii ka dhacay Taalada Sayidka ee Muqdsiho iyo Qasaaraha ka dhashay

one response
Saturday November 5, 2016 - 7:56 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Taliyaha Qeybta Guud ee Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir oo Shir Jaraa’id Caawa ku qabtay goobtii uu qaraxu ka dhacay ee nawaaxiga taalada Sayidka ee magaalada Muqdisho ayaa wuxuu faahfaahin ka bixiyey khasaarihii ka dhashay halkaasi.

Gaashaanle sare Bishaar Abshir Geeddi Taliyaha Qeybta Guud ee Ciidanka Booliska gobolka Banaadir ayaa sheegay saameyn badan in uusan geysan qaraxa, wuxuuna xaqiijiyey Taliyaha dhimashada laba ka tirsan Ciidanka Xoogga iyo dhaawaca Saddex Askari oo kale.

Marka laga soo tago dhimashada Askarta waxaa kaloo jirta Geerida Dad shacab ah oo Goobta ka Agdhawaa waxaana sidoo kale dhaawacmay qaar katirsan Ciidamada Dowlada.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada

fb_img_1478375459034 fb_img_1478375463695 fb_img_1478375469304

qarax2-1 qarax3 qarax4-1 qarax5 qarax6