Animation

Daawo Sawirrada: Geesiga Dalka Soomaliya u Matalaya Tartanka Naafada ee ka Socda Magaalada Rio De Janeria ee Dalka Brazil

no responses
Friday September 9, 2016 - 11:30 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Tartamada Naafada oo sanadkaan 2016-ka oo si habsami ah uga soconaya Magaalada Rio De Janeria ee Dalka Brasil ayaa markii ugu horaysay waxaa ka qeybgalaya Wiil Somaliya u masalaya ciyaaryahaasi.

Wiilkaasi Somaliyeed ayaa waxaa lagu magacaabaa Farhan Hadaafoow, kaasi oo taratankaasi uga qeybgalaya dhinaca Baaskiilada Naafada, wuxuuna diyaar u yahay inuu tartamo, kaasoo tababarro iyo diyaargarowgiisa ugu dambeeyay ee uu ku sameynayo Magaalada Rio ee Dalka Barasiil.

Faarax Hadaafow waxa uu tartankiisu Baaskiilada dhacayaa 9-ka bishan September oo ah maanta oo jimca ah Saacadda Muqdisho mar ay tahay 5:30pm “Galabnimo”, waxaana u wada rajaynayna guul fiican in uu u soo hooyo Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed insha allah.

fa-1 fa2

Facebook Comments