Animation

Daawo Sawirrada : Dayaxa ama Bisha oo Caawa kusoo Dhawaaday Dhulka Masaafadii Ugu Dhaweyd Mudo Hada laga joogo 68 Sano

4 responses
Monday November 14, 2016 - 5:07 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Dayaxa ayaa Caawa Jooga Masaafadii uu ugu dhawaa Dhulka tan iyo 1948 taas oo micneheedu yahay inuu ka weyn yahay sidii hore %7  kana Iftiin badan yahay %15, inkastoo isbadalka dhacay aysan Isha Bini’aadanka wada Cabiri karin.

Caawa  Saqda dhexe ayaa dayaxu wuxuu dhulka u soo  jirsan doonaa  Fogaan dhan 221,524 Ml oo u dhiganta  356,500 oo KM .

Sidoo kale Adduunka oo dhan ayaa laga dareemi doonaa Dhawaanshaha Dayaxa.

Quburada  ku Xeel-dheer  Cilmiga Xidigaha  waxaa ay intaas ku darayaan in Caawa Xilliga xiga ay Bishu sidaan oo kale u soo dhawaan doonto uu ku beegan yahay Sanadka 2034 Haddii Alle Idmo Bishaan oo kale.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada Dayaxa iyo sida uu Dhulka ugu Dhawyahay:

12supermoon-harvest-superjumbo 37-jpg moon

Supermoon Rising

Supermoon Rising

supermoon-manhattan supermoon-may-2012-tim-mccord watch__super_moon__setting_over_colorado_1793700000_6786000_ver1-0_640_480