Animation

Daawo Sawirada : Ciidamada Galmudug oo Gacanta ku dhigay Xaafadda Garsoor ee Waqooyiga Gaalkacyo

no responses
Sunday November 22, 2015 - 12:21 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Dagaal Culus oo  la isku Adeegsan Hubka  Dhuucyadiisa Kala Duwan ayaa Saaka Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug Kaasi oo u Dhaxeeyay Ciidamada Dowlad Gobaleedka Galmudug iyo Kuwa Ciidanka Puntland Waxaana Dagaalkan uu ka Dhashay Kadib Markii Ciidanka Puntland ay Damceen in Wado ay soo Galiyeen degaanada Galmudug Wadadaasi oo Horay loo joojiyay Waxaana Arintan ay ka Dhalatay Dagaalkan saaka  Qarxay Magaalada Gaalkacyo

 

 

 Guud ahaan Magaalada Gaalkacyo Aya Xabada si wayn looga Maqlayay Waxaana Ciidanka Galmudug  gaar ahaan Ciidanka Booliska Galmudug ay Dagaal toos ah la galeen ciidamada puntland oo doonayay in wado qarsoodi ah oo horay loo joojiyay ay soo galiyaan agagaaarka saldhiga wayn ee gaalkacyo ee galmudug waxaana wadadan ay ahayd mid horay loo joojiyay kadib wada hadal ku dhexmaray  Maayarkii gaalkacyo bile diini iyo maamulka puntland waxana wadadan dib u bilaabay madaxweyne gaas oo damacsanaa in uu dagaal ka qarxiyo magaalada gaalkacyo

 

 

 ciidanka galmudug aya si wayn isaga caabiyay ciidamada kooxda puntland oo dagaalka iyugu soo qaaaday kadib markii loo diray fariimo ah in ay joojiyaan wadadan madama horay looga wada hadlay kadibna ay arintaasi ka dhalatay

 

 

 

 

 

 

 

garba 1GarbaGarbagarba 1

Facebook Comments