Somali News

Daawo: Saraakiisha tababarka socdaalka iyo jinsiyadda kusoo qaadatay garoomada UK oo muqdisho dib ugu soo laabatay

Waxaa manta dalka dib ugu soo laabtay sarakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo tababar aqoon kororsi ah ugu maqnaa dalka Ingariiska ( UK ).

Saraakiishan ayaa waxa ay soo barteen sida loo hubiyo dukumintiyada iyo hababka Socdaalka waxana ay aqoonta ay soo barteen uga faa’ideyn doonaan saraakiisha kale ee Hay’adda ka howlgasha.

Tabbarkan ay sarakiisha ku tageen Yurub ayaa noqonaya tababarki 3’aad ee saraakiil ka tirsan HSJ u tagaan dalalka dunida ugu hormarsan waxana tababarkan Ingariiska ( UK ) ka horeyay tababaro kale oo lagu qabtay Norwey iyo Denmark.

Related posts

Baaq ku aadan wax ka qabashada saameynta dabeylihii ka dhacay Xeebaha oo lasoo saaray

Tifaftiraha K24

Imaaraadka Oo Doonaya inuu Soomaaliya ka Caawiyo Arrimaha Bani’aadanimada

Ahmed sudani

Dhagayso:- Kulan ay lahayeen Barlamaanka somaliya oo Maanta Baaqday

admin