Animation

Daawo: Saraakiil ka tirsan hey’adda socdaalka oo tababar kusoo qaadan doona garoomada London iyo Manchester

no responses
Sunday April 23, 2017 - 11:24 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa manta tababar loogu qaaday Dalka Ingariiska ( UK ).

Saraakiishan ayaa waxa ay tababar ku soo qadan doonaan garoomada Diyaaradaha Ingariiska gaar ahaan garoomada London iyo Manchester.

Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyi Jinsiyadda G/Sare Maxamed Adam koofi ayaa kula dardaarmay saraakiisha in ay si wanagsan ay wax u soo bartaan sharafta dalkana ay ilaaliyaan.

Tan iyo markii agaasime koofi loo magacaabay laanta socdaalka iyo jinsiyadda soomalia waxaa uu dar dar galin balaaran ku sameyay howlaha socdaalka isagoona xafiisyo ka furay magaalooyinka dalka qaarkood .

Facebook Comments