Somali News

Daawo:- Salaad Cali Jeelle ” Madasha Xisbiyada Qaran Waxaan Leeyahay Lafahiina u Naxa ha is Dhibaateynina”

Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo ka mid ah La-Taliyeyaasha Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada muqdisho isagoona ka jawaabay hadal kasoo yeeray madaxweynihii hore ee Soomaaliya hadana ah gudoomiyaha madasha xisbiyada qaran waxa uuna udiray digniin ah inay lafahooda ilaashadaan oo aysan sharciga ka talaabsan.

Related posts

Axmad Madoobe oo Kismaayo isugu yeeray Dhammaan Madaxda Maamul Goboleedyada

admin

Akhriso:-Wasiirka Maaliyadda DFS oo ka hadlay khilaafka Dekeda Muqdisho iyo Arimaha Canshuurta

Ahmed sudani

Sh Maxamed Aw-libaax oo Kismaaayo garay iyo Siyaasiyiin kale oo ku soo wajahan

admin