Daawo: R/Wasaare Kheyre” Guddoomiye Jawaari Waa Astaanta Qaranka Oo Wadaniyadiisa Aan Shaki La galin karin”

0

Ra’isul wasaare xasan Cali Kheyre oo Khudbad uu horay u jeediyay oo uu ku amaanaayo guddoomiye Jawaari ayaa hadda qabsatay Baraha bulshada.

Kheyre ayaa jawaari horay ugu tilmaamay in uu yahay Astaanta Qaranka waxaana hadda muuqata in khilaaf xoogan uu soo kala dhex galay isaga iyo jawaari.

“Maadaama jawaari guddoomiyaheena allaha ha barakeeye uu yahay astaanta qaranka Waxaan codsan lahaa in aan u qaadno Heesta Astaanta qaranka” ayuu horay shacabka ugu sheegay Ra’isul wasaare kheyre.

Halkaan Hoose ka Daawo Khudbadda Kheyre