Animation

Daawo: Ra’isul wasaare kheyre oo maanta shir guddoomiyay kulan xasaasi ah oo ay ka qeyb galeen….

no responses
Wednesday June 21, 2017 - 5:08 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Ra’isul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta markii ugu horrysay shir gudoomiyay Kulanka Maamulka Gobolka Benaadir kaas oo uu goobjoo ka ahaay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed iyo Gudoomiyahaasha Degmooyinka.

Kulanka inta uu socday waxaa looga hadlay Amniga Caasimada Nadaafada iyo u diyaar garoowga Maalinta Ciida ee nagu soo dhow.

Ra’isul wasaaraha ayaa si qota dheer ah uga hadlay howlgalada xasilinta ee ka socda caasimadda muqdisho.

Waa markii ugu horeysay oo ra’isul wasaare kheyre uu shir guddoomiyo kulanka ay yeeshaan maamulka gobolka banaadir iyo guddoomiyeyaasha dagmooyinka gobolka.