Daawo: Ra’isul wasaare kheyre oo caawa hooygiisa ku booqday guddoomiye jawaari

0

Ra’isul wasaare kheyre ayaa caawa booqasho isa saamaxaad ah hooygiisa ugu tagay guddoomiyihii hore ee baarlamaanka maxamad shiikh cusmaan jawaari oo dhawaan shaaciyay in uu is casilay.

Booqashada ra’isul wasaare kheyre ugu tagay jawaari ayaa waxa ay muujineysa in uu soo idlaaday khilaafkii mudada dheer soo jiitamaayay ee ka dhexjiray baarlamaanka iyo xukuumadda.

Guddoomiye jawaari ayaa ka hor inta uusan is  casilin wuxuu dhowr jeer ra’isul wasaare kheyre ku eedeeyay in uu gadaal ka riixaayo mooshinkii isaga laga keenay ee kalsoonida loogala noqonaya .