Animation

Daawo: Qurba Joogta Soomaaliyeed oo cambaareeyay Caruutii loo dilay Heesta calanka Soomaaliya ee Borama

no responses
Tuesday November 10, 2015 - 8:13 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Kulan ay iskugu yimaadeen qaar ka mid ah qurba joogta Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Holland, Ayaa waxaa lagu cambaareeyay falkii ka dhacay Gobalka awdal gaar ahaan magaalada Boorama ee lagu dilay caruur qaaday heesta astaanta calanka Soomaaliya kuwaa oo halkaa ku naf waayay.

kulankaan ayaa waxaa iskugu  yimid qaar ka mid ah  madaxda Maamulada ka jira Soomaaliya sida Awdal State,  Khaatumo Galmudug, Jubaland Puntland Koofur Galbeed sidoo kale madax ka socotay Dowlada Soomaaliya waxaa leysku raacay caruurtaa in loo aqoonsado ineey yihiin halgamayaal Soomaaliyeed maadaama ay naftooda u waayeen ayagoo qaadayaa heesta calanka Soomaaliya

Halkaan hoose ka daawo madaxdii goobata ka hadashay

Facebook Comments