Animation

Daawo: Qorsha Halis weyn ku ah Alshabaab oo la dajiyay Goormee ayuusa Bilaaban doonna???

one response
Thursday November 24, 2016 - 2:46 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

kulan socday Mudo sadax maalmood ayaa Magaalada Muqdisho waxa uu ku dhexmaray madaxda ciidamada AMISOM iyo Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka.

Shirkan ayaa waxaa looga hadlay sidii Alshabaab looga saari lahaa goobaha ay kaga sugan yihiin Somalia iyo sidii ciidamada AMISOM loogu diyaarin lahaa ka bixitaanka Somalia marka la gaadho sanadka 2018.

Shirka waxaa shir gudoominayay taliyaha guud ee AMISOM generaal Cismaan Nuur Subagle,waxaana dhanka SNA shirka ku sugnaa taliye kuxigeenka SNA general Cali Baashi,taliyaha SNA ee qaybta Jubaland general Saxardiid iyo saraakiil kale.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

AMISOM iyo madaxda SNA ayaa isla qaatay qorshe midaysan oo Alshabaab looga saarayo goobaha ay kaga sugan yihiin Somalia.

Qodobada kale ee kulanka lagu soo qaaday waxaa kamid ahaa xoojinta ciidanka SNA si ay uhantaan amniga dalka,arimaha xuquuqul insaanka iyo arimo kale.Kulan kale ayaa dhawaan dhici doona kaas oo dhameystir unoqan doona kulankan ka dhacay Muqdisho.Hoos ka daawo sawirada iyo VIDEO kulankan ku saabsan.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada

30826119370_edea10f0d5_z 31049715322_cd5033b5b4_z 31157480436_98d10596eb_z 31157486256_4572528f0c_z 31157488506_34d0e57a67_z 31193191045_f04d14c3a1_z 31193191615_dbc516a8bd_z 31193197205_3ec17a2ea2_z

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

One thought on “Daawo: Qorsha Halis weyn ku ah Alshabaab oo la dajiyay Goormee ayuusa Bilaaban doonna???

Comments are closed.