Daawo: Qodobada ay Puntland ugu hanjabtay Qofkii taageero u muujiyo Maamulka Soomaliland

0

Puntland ayaa ku goodisay in ay dili doonto qofkii lagu helaa isagoo u shaqeynaya Maamulka Soomaliland ee dagaalka uu kal dhaxeeyo.

Qaar kamid ah qodobada puntland soo saartay ayaa waxaa kamid ah:-

1- Qof kasta oo ka soo jeeda deegaamada Puntland oo u shaqeeya maamulka Hargeysa, kana tanaasuli waaya hagardaamada iyo waxyeelada, shacabka reer Puntland wuxuu mudanayaa xeerka ciqaabta Puntland.

2- Qofkasta oo gacan siiya qof u shaqeeya maamulka Hargeysa oo ay ku cadaato khiyaamo, jaajuusnimo ama siin xog waa dil aan lahayn mag.

Halkaan Hoose ka Daawo Qodobada oo dhameystiran