Animation

DAAWO: Qaabkii uu u dhacay caleema saarkii maamulka Garbahaareey

no responses
Tuesday November 10, 2015 - 3:54 under Arimaha Bulshada by admin
mqdefault
Spread the love

Warbaahinta Kismaayo24.com oo baryahan si gaar ah ula socotay isbaddela ka jira gobollada Jubbooyinka ayaa waxaa ay idin soo gudbineysaa qaabkii ay u dhacday caleema saarkii maamulka cusub ee caasimada labaad ee Jubbaland, Garbahaareey, Gedo.

Maamulka cusub oo uu magacaabay Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland Gen, Abdilaahi Shiikh Ismaaciil “Fartaag” ayaa waxaa si weyn usoo dhaweeyey dadka deggan gobollada Jubbooyinka gaar ahaan shacabka ku nool caasimada Gedo, ee Garbahaareey.

Dadkii kulankaasi ka hadlay ayaa waxaa ay sheegeen inay talaabadan bilow u tahay caqabadihii Jubbalanbd ragaadiyey oo laga gudbay, islamarkaana loo diyaar garoobay midnimada iyo wadajirka dadka Jubbaland wada deggan.

Muuqaal ku saabsan sida ay u dhacday caleema saarkaasi halkan hoose ka daawo:

logokis2

 

Facebook Comments