Animation

Daawo: Qaabka oo u dhacay Qarax Gaari laga soo Buuxiyay oo ka dhacay Maqaaxi u dhaw Tiyaatarka Qaranka oo lagu …..

no responses
Saturday October 1, 2016 - 2:38 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Qarax loo adeegsaday gaari nuuca raaxada ah ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaana afaafka hore ee Maqaaxi lagu magacaabo Blue Sky oo ku taala agagaarka taala Xaawo Taako ee magaalada Muqdisho.

Gaari Waxyaabaha Qarxa laga soo Buuxiyay ayaa la dhigay Afaafka hore ee Maqaayada Sky Blue oo u dhaw Xarunta Tiyaatarka Qaranka .

Inta la xaqiijiyey labo ruux ayaa ku dhimatay qaraxa lix kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray, iyada oo uu jiro qasaaro hantiyadeed oo ka dhashay qaraxaasi.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada

img_4756 img_4758 img_4762 img_4769 img_4776 img_4782 img_4783 img_4786 img_4787 img_4788 img_4790 img_4795 img_4796 img_4797 img_4799 img_4801 img_4802 img_4805 img_4811 img_4818 img_4820