Animation

Daawo: Qaabka ay Maanta u dhacday Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Jubbaland oo ka Duwaneyd Maalimihii Hore Maxaase kusoo Kordhay????

one response
Saturday November 12, 2016 - 6:21 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Magaalaa Kismaayo waxaa weli si Habsami leh uga socota Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose qeybta Jubbaland.

Ergada Maanta waxa ay doorteen Ilaa Lix Mudane Baarlamaan oo ku Biiraya Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Horay loo doortay waxaana Maanta soo gaba gaboobady wejiga Afaraad ee Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose .

Maalinta beri ayaa la sii Amba qaadi doona Doorashada Xildhibaanada haray ee kamid Noqonaya Baarlamaanka Soomaliya.

Guud ahaan Tirada Xildhibaanada La doortay ee Aqalka Hoose qeybta Jubbaland waxa ay gaareysa ilaa ilaa 26 mudane.

Halkaan Hoose ka Aqriso Lix Xildhibaan oo Maanta la doortay

1- Prof: Max’ed Cabdi Gaandi

2-Xaawo Max’d Aadan

3-Max’ed Aadan Macallin

4-Aadan Isaaq Cali

5-Max’ed Xasan Idiris

6-Sahro Jaamaca Cali Qoorsheel

Doorashada weli wey socotaa waxaana Ammaanka Guud ee goobta Doorashada ka dhaceyso aad u Adkeeyay Ciidamada Difaacada Jubbaland.

doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-1-1024x644 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-2-1024x642 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-3-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-4-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-5-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-6-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-7-1024x683

A Somali security officer checks a delegate during the electoral process to choose members of the Lower House of the Somali Parliament in Kismaayo, Somalia on November 12, 2016. AMISOM Photo / Awil Abukar

A Somali security officer checks a delegate during the electoral process to choose members of the Lower House of the Somali Parliament in Kismaayo, Somalia on November 12, 2016. AMISOM Photo / Awil Abukar

doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-9-1024x496 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-10-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-11-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-12-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-13-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-14-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-15-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-16-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-17-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-18-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-19-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-20-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-21-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-22-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-23-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-24-1024x537 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-25-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-26-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-27-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-28-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-29-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-30-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-31-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-32-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-33-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-34-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-35-1024x683 doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayo-36-1024x683