Somali News Top News

Daawo: Puntland oo sheegtay in Alshabaab iyo Soomaliland oo isku dhinac ah ay weerar kusoo qaadeen Deegaanka Balli Khadar

Puntland waxa ay sheegtay in Al-shabaab iyo Soomaliland oo isla socda iskana bar bar dagaallamaya ay xalay weerar ku soo qaadeen saldhig ciidamada Puntland ay ku leeyihiin Deegaanka Balli Khadar ee Gobolka Bari.

Sarkaal ka tirsan ciidamada Soomaaliland oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Cabdulllaahi (Bataar) kana tirsan guutada 8aad ee Ciidanka Soomaliland ayaa dagaalka shabaabka soo qaaday hoggaaminayay ayey dhaheen Puntland.

Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdulahi Yuusuf ayaa sheegay in weerarkaas Saldhigga Ciidamada Badda Puntland lagu soo qaaday uu hoggaaminayey Sarkaal ka tirsan ciidamada Soomaaliland oo uu magaciisa ku sheegay Maxamed Cabdulllaahi (Bataar) kana tirsan guutada 8aad ee Ciidanka Maamulka Somaliland

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka

 

Related posts

Daawo: Magaalada Kismaayo oo looga dhawaaqay Golaha Mideynta Umadda Soomaaliyeed

admin

TOP NEWS: Dhageyso: Warbixin Xiiso badan oo laga diyaariyay Socdaalka Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug ee Galkacyo…

Tifaftiraha K24

Kaalmada Imaaraadka ee Soomaaliya (Warbixin+sawirro)

admin