DAAWO: Odayaasha Puntland oo u Jawaabay kuwa Baydhabo.

0

Nabaddoon Cabdullaahi Maxamuud Jibriil oo kamid ah Waxgaradka Puntland ayaa ka fal-celiyay hadal ay shalay jeediyeen odayaal ku sugan magaalada Baydhabo, kuwaasi oo bulshada Koonfur Galbeed ee ku nool Puntland ugu baaqay inay kasoo baxaan kadib markii habeen hore dad lagu laayay Koonfurta Gaalkacyo ee Galmudug

Nabaddoonka ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalka odayaashaas ay ka jeediyeen magaalada Baydhabo oo uu ku tilmaamay mid lagu.