Somali News

DAAWO: Muuse Biixi oo ku eedeeyey Dowlada Somaliya xiisadaha siyaasadeed ee ka jira Maamulka Somaliland.

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka daah furay gudaha magaalada Hargeysa bandhiga carwada wax soo saarka warshadaha ayaa ka hadlay qodobo dhowr ah iyo arimo la xidhiidha doorashooyinka Somaliland oo uu sheegay Muuse Biixi in ay hor taagan yihiin caqabado waa weyn.

Muuse Biixi ayaa sheegay in Somaliland ay ka jirto buuq siyaasadeed isla markana hadii aan wakhtigeeda lagu qaban doorashooyinka ay talada Somaliland bur burayso, isagoona shaaca ka qaaday in caqabadaha hortaagan doorashooyinka ay yihiin tamar daro siyaasadeed oo ka jirta Somaliland iyo shuruucda u dagsan oo aan dabooli karin baahiyaha hor taagan doorashada.

Related posts

AQRISO: Turkiga oo kashifey lacag kaash oo uu bil walaba uu ugu deeqo Dowladda Soomaaliya, tiradeedu intey la egtaahay??

admin

Wasiir ka tirsan Galmudug oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Galkacyo

admin

Daawo: Jaaliyadda Jubbaland ee Magaalada Columbus Ohio oo Kulan la qaatay Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka Jubbaland Aadan Aw-xersi

Tifaftiraha K24