Animation

Daawo Muuqaal+Sawiro: Nin Soomali ah oo Weeraray Jaamacad ku taala Dalka Mareykanka+Magaciisa

one response
Monday November 28, 2016 - 9:44 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wararka ka imaanaya dalka Mareykanka waxay sheegayaan in nin Soomaali ah oo llagu magacaabay Cabdul Cali Carte uu weeraray jaamacadda Ohio.

Ninka oo da’diisa lagu sheegay 20 sano jir, ayaa sidoo kale ardey ahaa.

Sideed qof ayaa ku dhaawacantay weerarka ka dib markii gaari uu jiirsiiyay dad ku sugnaa jaamacadda gudaheeda markaasi ka dib ayuu gaariga ka degay wuxuuna billaabay inuu middi ku weeraro dadkii kale.

Ninka weerarka soo qaaday Waxaa markii dambe toogasho ku dilay booliska oo Jaamacadda Ohio gaaray.

Booliska waxay sheegeen in arrintaasi ay baarayaan si ay u ogaadaan inuu ahaa mid argagixiso ama weerar kale.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka 


1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 800