Somali News Top News

Daawo Muuqaal: Munaasabadda Maalinta Gooni Isu taaga Soomaliland ee 18 may oo Mudo Kooban ay ka Harsantahay iyo Ogeeysiis ku socda Jaaliyadda Soomaliland ee Dalka Holland

Maalinta 18 may waxa ay ku beegantahay Markii Soomaliland ay gooni isu taagtay oo Soomaaliya Inteeda kale ay go’day waxaana jirta qaban qaabo xoogan oo Daafaha Caalamka iyo Gudaha Deegaanada Soomaalialnd ka socda Taasi oo loogu diyaar garoobaayo Xuska Maalinta Gooni Isu taaga Soomaaliland ee 18 May.

Jaaliyadda Soomaliland ee ku Nool Dalka Holland iyo dalalka Deriska la ah waxaa la ogeynsiinaya In Xaflad balaaran ay ka dhici doonto Magaalada Utrecht ee dalka Netherlands Taariikhda Marka ay ku beegantahay 14/05/2016 .

Hadaba yaan laga buuxin Hoolka ay Munaasabadaasi ka dhaceyso waxaana halkaasi goob joog ku ah Fanaaniin Mug iyo Maqaam ku leh Dadka Soomaaliada balanteenu waa Habeenka 14-5-2016 iyo Magaalada Utrecht ee dalka Netherlands .

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka

Related posts

Barlamanka Jubbaland oo yeeshay…..

admin

Eng Yariisow iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kulan xasaasi ah yeesha+Sawirro

admin

Xog Culus oo Kenya ay Shaacisay “Sagaal Boqol oo qof oo Kenya u dhalatay ayaa waxaa dilay argagixiso tan iyo sanadkii 2000, sida ay sheegtay laanta ladagaallanka argagixsada ee kenya.

admin

1 comment

Comments are closed.