Animation

Daawo Muuqaal : Maxaadan Ogeyn oo Ka soo Baxay Kulan Xasaasi ah oo Kismaayo ku Dhexmaray Masuuliyiinta Jubbaland iyo…..

no responses
Tuesday October 18, 2016 - 10:32 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Magaalada Kismaayo Waxaa ka dhacay  kulan Muhiim ah oo ay wada yeesheen golaha wasiiradda ee Dowladda Jubbaland iyo hay’adaha kala duwan ee Qaramada Midoobay.

Kulanka Waxaa ka qeyb galay oo Goob joog ahaa Madaxweyne ku Xigeenka Jubbaland Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud Lugadheere iyo Masuuliyiin kale .

Inta Bdaan kulanka waxaa diirada lagu saaray sidii dib u Dajin loogu Sameeyn lahaa Muwaadiniinta Soomaliyeed ee kasoo Laabanaya Xeryaha Qaxootiga Dalka Kenya.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaal iyo Sawirro

 

1-1 1-2 1-4 1-5