Somali News

Daawo Muuqaal: Maamulka Mandheera oo sheegay iney Dowladda ka sugayaan iney jawaab ka bixiso Xasuuqii halkaasi ka dhacay.

Siyaasiyiinta Countiga Madheera iyo Golaha Deegaanka ee Degmadaasi ayaa dowladda dhexe ee dalka Kenya shegay iney uga fadhiyaan ineey jawaab Degdeg ah abixiso dhacdadii Mandheera.

Golaha oo warbaahinta kula ahdlay gudaha Mandheera ayaa sheegay in dowladd ay waajib kutahay ineey jawaab kabixiso dhacadii dadka badan lagu xasuuqay ee Mandheera ka dhacday.

Related posts

Ciidamada Kenya oo Bilaabay in ay ka baxaan deegaannada ay ka joogaan soomalia kadib markii …

admin

Daawo Muuqaal: Munaasabadda Maalinta Gooni Isu taaga Soomaliland ee 18 may oo Mudo Kooban ay ka Harsantahay iyo Ogeeysiis ku socda Jaaliyadda Soomaliland ee Dalka Holland

admin

Top News: Maxaadan Ogeyn Oo Maanta ka cusub Maamulka Jubbaland Iyo Sidoo Kale Golihiisa Wasiiradda Cusub????

Tifaftiraha K24