Animation

Daawo Muuqaal iyo Sawirro: Ciidamo kale oo ka socda Howlgalka Amisom oo Maanta la geeyay Magaalada Cadaado

no responses
Monday October 24, 2016 - 1:20 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Magaalada Cadaado Maanta waxaa la geeyay Ciidamo Dheeraad ah oo ka socda Howlgalka Nabad ilaalina Amisom.

Ciidamada AMISOM ee Maanta tagay Magaalada Cadaado ayaa la Midoobay Ciidan kale oo shalay la geeyay magaaada Cadaado.

Ciidankaan ayaa looga tala galay in ay ka qeyb qaataan Ammaanka Goobaha ay ka dhaceyso Doorashada Aqalka Hoose ee Magaalada Cadaado.

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Maxamad Xaashi Carabeey oo Warbaahinta kula hadlay cadaado ayaa sheegay in Ciidankan ay ka qeyb qaadan doonan sugitaanka ammaanka Goobaha loo qorsheeyay in lagu qabto Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada Ciidamada Amisom ee Cadaado la geeyay

29902383004_5c83e8a1b2_z30445711471_07fc6abb20_z 30445705861_5cebfb7486_z-1 30445705861_5cebfb7486_z 30416475482_d161844d78_z 29902386494_eb1fbd770e_z 29902384374_d26a2e584b_z 29900176633_c4bf63435f_zMuuqaalka Daawo Kulanka ay Yeesheen Saraakiisha Amisom