Animation

Daawo: Muuqaal iyo Sawirradii Ugu Horeeyay oo laga Helay Weerarkii Alshabaab ay ku qabsadeen Dagmada Afgooye iyo qasaaraha ka dhashay

no responses
Wednesday October 26, 2016 - 7:56 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Dagmada Afgooye oo Dhawaan ay weerar qorsheysan ku qaadeen Alshabaab ayaa Markii Ugu Horeysay waxaa la helay Sawirro iyo Muuqaalo Muujinaya Raadadka Dagaalkii Alshabaab Magaalada kusoo galeen.

Bur burka Dhismayaal ayaa kuu Muuqanaya Markaad Daawato Muuqaalka Waxaana Shabaabka ay weerar ku qaaden Xarumo badan oo Dagmada ku yaala.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka iyo Sawirrada Xaaladda Afgooye kadib Dagaalkii Alshabaab:

30259724280_67264ae9e1_z 30259724970_d4a13366ac_z 30259729260_6d8b8d6e41_z 30259730470_5aeafaec97_z 30558493855_ae6c940b79_z