Animation

Daawo Muuqaal: Fadlan Codkaaga sii Elian Yahye oo ah Wiil Soomaaliyeed oo u taagan inuu Wakiil uga noqdo Qaramada Midoobay Dhalinyarada Wadanka Holland

no responses
Saturday October 15, 2016 - 12:06 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Fadlan sii codkaaga Elian Yahye si oo u noqda qofki u matelilahaa dhamaan dhalinyarada Holland Qaramada Midoowbay.

Waxaa la codeyn karaa 14-ka Oktoobar ilaa iyo 24-ka Oktoobar 2016. Qofkiiba laba mar ayuu codeyn karaa.
Message u dir lambarka 5040 ee qor Elian iyo websiteka www.jongerenvertegenwoordiger.nl gal ee u codey.

Dhamaan Soomaaliyeey u codeya Elian Yahye

Vote for Elian Yahye so that he can become the Youth Representative of the Netherlands at the United Nations. You can do so by sending the text message Elian to 5040 and you can also vote via the website www.jongerenvertegenwoordiger.nl You can vote between 14th and 24th of October.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka: