Animation

Daawo: Maxaadan Ogeyn oo ka soo baxay Kulan xasaasi ah oo Beledweyne ku Dhexmaray Wafdi Musharixiin ah iyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif???

no responses
Friday September 16, 2016 - 3:28 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Maanta waxaa Gaaray Wafdi Musharixiin iyo Xildhibaano Isugu jira Iyadoona Magaalada si diiran loogu soo Dhaweeyay.

Musharixiinta Beledweyne tagay iyo xildhibaanada waxaa ka mid ah C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame, , C/raxmaan Baadiyow, Maxmuud Axmed Nuur Tarsan iyo Xildhibaan C/llaahi Goodax Bare.

Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ayaa si diiran loogu soo Dhaweeyay Musharixiintaan Maanta Beledweyne gaaray.

Arimaha ay u Tageen Musharixiintan ku Mideysan Isbaheysiga Isbadal Sameynta ayaa waxaa ka mid ah:

1- In laga fogaado wixii colaad iyo dhiilo siyaasadeed keeni kara.
2- In dib loogu dhigo doorashooyinka ka dib hawlaha maamula samaynta Hiiraan iyo Shabeeladda Dhexe, fursadna loo siiyo Dawlada cusub ee dhalan doonta maadaama mudadii tan haatan jirta ay dhamaatay.
3- In xulista Xildhibaanada iyo Wakiilada Aqalka Sare ee Hiiraan ka imaanaya lagu xulo xarunta Gobalka ee Beledweyne.

Sida la wada Ogsoonyahay Ragaan Musharixiinta ah waxa ay inbadan is haayan oo Loolan adag ay kula jiraan Madaxweyne Xasan shiikh oo Waqtigiisa uu dhamaaday Waxaana Socdaalkooda Beledweyne uu yeelan karaa Macno kala duwan.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

baald-e1474031540768 balad-e1474031552584 bald-e1474031564519 blad-e1474031527686fb_img_1474041334166 fb_img_1474041336162 fb_img_1474041338812 fb_img_1474041341248 fb_img_1474041344372 fb_img_1474041346487 fb_img_1474041349031 fb_img_1474041351319 fb_img_1474041357874 fb_img_1474041361910 fb_img_1474041367999 fb_img_1474041373246 fb_img_1474041375992 fb_img_1474041379167 fb_img_1474041382411 fb_img_1474041387984 fb_img_1474041390042 fb_img_1474041391863 fb_img_1474041396081 fb_img_1474041397885 fb_img_1474041399897 fb_img_1474041401893 fb_img_1474041403705 fb_img_1474041405479 fb_img_1474041408033 fb_img_1474041411148 fb_img_1474041413624