Somali News

DAAWO: Musharax Odawaa Anigu doonimaayo in uu Farmaajo Gudoomiye Gobol iimagacaabo.

Musharax Odawaa oo xalay ka hadlayay Kulanka Aqoonyahanka Galmudug oo ay soo qaban qaabiyeen dhalinyaro ayaa sheegay in dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada sida ay u wada shaqeynayaan uu Dastuurka caddeeyay.

Dhanka kale Musharaxa Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka soo gudubtay waqtigii la soo magacaabi jiray Guddoomiye Gobol.

Sidoo kale Odawaa ayaa soo hadal qaadey Beryahan warlahadal haayey  oo la leeyahay Musharax odawaa  dowladda Federaalka kuma rabto, asagoona uga jawaabceliyey  anigaba maba rabo inay i magacawdo, dowladda Federaalka cod kama rabo, codkiina ayaan rabaa idinka in aad ii codeysaan, aniga Farmaajo inuu Guddoomiye Gobol iga dhigo kama raadsan, mana rabo”ayuu yiri Musharax Odawaa.

Related posts

Dhagayso:- Wasiirka Gaashandhiga somaaliya oo ka Hadlay Howlgalada Kadhanka Al-Shabaab

admin

RW Cabdweli Sheekh “waa wax aad looga xanuunsado in hooyada Somaliyeed aysan helin daryeel caafimaad xiliga dhalmada”(Sawiro)

admin

TOP NEWS: Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo Arin Murugo leh ka sheegay Maxaabiis Soomaliyeed oo Kumanaan gaareysa Kuwaasi oo ku Xiran Xabsiyada Dalalka…..

Tifaftiraha K24