Animation

Daawo: Musharax Madaxweyne C/Raxmaan Cabdi Shakuur oo si Diiran loogu soo Dhaweeyay Magaalada Dhuusa-Mareeb

no responses
Monday October 3, 2016 - 7:31 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Musharaxa Madaxweyne  C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan Qabashada Xilka Madaxweyne ee Soomaaliya ayaa Maanta tagay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.

Mudane C/raxmaan  C/shakuur Warsame ayaa Magaalada Dhuusamareeb waxaa ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Ahlusunna  iyo Qaar ka mid ah Bulshada ku nool Magaalada Dhuusamareeb.

Musharaxa C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa la filayaa inuu kulamo gaar gaar ah la qaato Bulshada ku nool Magaalada iyo Maamulka Ahlusunna Waljamaaca ee Maamula Magaalada Dhuusamareeb.

Waa Musharaxii ugu horeeyay ee u Tartamaya Hogaanka sare ee dalka oo taga Magaalada Dhuusamareeb oo ay Ahlusunna Maamusho.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada soo Dhaweynta Musharaxa

fb_img_1475518752267 fb_img_1475518753906 fb_img_1475518764673 fb_img_1475518766721 fb_img_1475518792205 fb_img_1475518794074 fb_img_1475518795961 fb_img_1475518798666 fb_img_1475518800899 fb_img_1475518802386 fb_img_1475518804074 fb_img_1475518805982 fb_img_1475518807808 fb_img_1475518809424 fb_img_1475518811340