DAAWO: Muran ka taagan Dhul ku yaalla Muqdisho iyoMas’uuliyiin ka tirsan Dowladda oo ku lug yeeshay(Sawirro)

no responses
Tuesday November 14, 2017 - 11:42 under Breaking News by admin
mqdefault
Spread the love

Dadka ku nool Deeganka Muure ee ku taalo agagaarka Beerta Jaadka ayaa waxey ka cabanayaan dhul boob iyo hantadaad joogto uu ku haayo ganacsade Axmed Sacuudi .

Deeganka Muuri waxaa dhistay shirkad talyaani ah waxaan dagan in ka badan ilaa iyo 90- qooys Ganacsade Axmad Saciid ayaa ku andacoonaya in shirkadii Talyaaniga ee 50 sano ka hor dhistan dhulkan uu la xariiray islamarakan uu ka iibsaday dhulkan . Daawo warbxin ku saabsasn cabashada dadkan.

Facebook Comments