Animation

Daawo Muqaalo dheeri ah oo ku sabsan so dhaweyntii Musharax Xildhiban Abdiweli Garyare.

no responses
Tuesday September 27, 2016 - 10:49 under Somali News by admin
mqdefault

Musharax Xildhibaan Cabdiweli Ibrahim Adan Garyare ayaa manta si weyn logu soo dhaweyay Magaalada Cabudwaaq.

Musharaxan oo ah nin dhalinyaro ah sameyna badan ayaa waxaa uu soo baxay guud ahaan Dhaqanka Beesha Sade iyo qaybaha kala duwan ee beesha Sade.

Qaybta hoose ka daawo Barnamijka so dhaweynta oo dhan

unnamed unnamed-17 unnamed-16 unnamed-15 unnamed-14 unnamed-13 unnamed-10 unnamed-11 unnamed-12 unnamed-4 unnamed-5 unnamed-9 unnamed-3 unnamed-2 unnamed-1 p1070811 4 3 1 2 gar12 gar11 gar2 gar3 gar4