Animation

Daawo: Meydadka Ragii Weerarka kusoo qaaday Hotelka Dayax oo lasoo Bandhigay

no responses
Wednesday January 25, 2017 - 12:07 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Waxaa Goordhaw lasoo bandhigay Meydadka Ragii Weeraray Hotelka Dayax ee ku yaala Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Saraakiisha Ammaanka Dowlada Federaalka ayaa Hotelka Banaankiisa hore waxa ay kusoo Bandhigeen Meydadka Kooxdii Shabaabka ka tirsaneyd ee Saakay weerarka qorsheysan kusoo qaaday Hotelka Dayax ee Magaalada Muqdisho kaasi oo ay dagnaayeen Masuuliyiin dowlada ka tisran Xildhibaano  iyo Malaaqyo.

Inta la xaqiijiyay weerarka waxaa ku naf waayay Dad kabadan 10 Ruux oo labo kamid ah ay yihiin malaaqyo kasoo jeeda K/galbeed waxaana dhaawacmay dad ka badan 51 Ruux .

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Weerarka Masuuliyaddiisa waxaa sheegtay Xarakada Alshabaab waxaana ay shabaabku sheegen in Koox yar oo iyaga kamid ah Mudo ay ka dagaalamayeen Gudaha Hotelka Dayax oo ku yaala Meel Istaraatiiji ah.

Halkaan Hoose ka Daawo Meydadka Ragii weeraray Hotel Dayax

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.