DAAWO: MD Farmaajo oo Fariin Adag Caalamka & Wararkii Ugu Dambeeyay ee Xiisad Dagaal oo udhaxeysa Kenya & Somalia & Xasuuqa Militeriga DFS

0

MD Farmaajo ayaa fariin adag udiray dowladaha Caalamka, isagoo sheegay iney dalbanayaan in DFS lagu taageero dhaqaalo.

Dhanka kale, ciidamada Kenya ee ku sugan gobolka Gedo ayaa xasuuq iyo Afduubida isugu daray militeriga Somalia , waxana taagan xiisad xoogan.