Animation

Daawo: Maxay ka wada hadleen madaxweyne farmaajo amiirka qadar Sheekh Tamim Bin Xamad Al Thani.?

no responses
Thursday May 25, 2017 - 8:50 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweynaha jamhuuriyadda soomalia mudane maxamad c/llahi farmaajo ayaa la kulmay amiirka dalka qadar Sheekh Tamim Bin Xamad Al Thani.

Madaxweynaha iyo amiirka ayaa waxa ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo sidii dalka qadar uga qeyb qaadan lahaay mashaariicda horumarineed ee dalka soomalia laga fulinaayo iyo kobcinta dhaqaalaha.

Kulanka Madaxweynaha iyo Amiirka Qatar ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiiro labada dhinac ka socday.

Qadar ayaa soomalia u balan qaaday in ay ka taageeri doonan dhaqaale miisaaniyadda xukuumadda lagu kaabaayo waxaa kaloo qadar balan qaaday dhinacyada dib u heshiisiinta, Amniga iyo dib u dhiska.