Somali News Top News

DAAWO: Maxaadan Ogeyn oo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubbaland ka qabsoomay

Xubno ka socda wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya  ayaa kulan aqoon isweydaarsi ah la yeeshay wasaaradda Maaliyadda dowlad gobaleedka Jubaland

Aqoon is waydaarsigan oo socon doona dhawr maalmood waxaa qabatay Wasaarada Maaliyada Dowlada Federaalka ah iyagoo ay ka qayb galayaan Shaqaalaha iyo Madaxda Wasaarada Maaliyada Jubaland.

Waxaa mudada uu socdo lagu baranayaa hananka Maamulka Maaliyada iyo dhismaha hanaan suuban oo sax ah oo ay Wasaaradaha Maaliyadu ku shaqeeyan.

Wasiirka Maaliyada Jubaland Ibraahim Baajuun iyo Agaasimaha guud ee Wasaarada Maaliyada ayaa ka qayb galay Aqoon korkorsiga Maanta waxaana goobta laga bixinayay casharo la xiriira hufnaanta hananka Maaliyada.

DSC_0393-1024x683 DSC_0394-1024x683 DSC_0395-1024x683 DSC_0399-1024x683 DSC_0400-1024x683 DSC_0402-1024x683 DSC_0403-1024x683 DSC_0420-1024x683 DSC_0430-1024x683 DSC_0433-1024x683

Related posts

XOG: K24 oo Heshay Warqad ka soo baxday Xafiiska Raisul Wasaaraha oo lagu Magacaabay …

admin

Deg Deg:- Madaxweynaha Jabuuti oo laga sugayo Baledweyne (Sabab??)

admin

TOP News : Wararkii ugu danbeeyey ee Dagaalkii Ceelcade iyadoo Kenya asker aad u badan looga dilay dagaalka, ” faafaahin”

admin