Somali News

Daawo: Maxaadan ogeyn oo looga hadlay kulan xasaasi ah oo baydhabo ku dhexmaray shariif xasan iyo general koofi?

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed shariif xasan shiikh aadan ayaa kulan casho sharaf ah waxa uu u sameeyay agaasimaha hey’adda socdaalka iyo jinsiyadda dowlada soomaliya iyo wafdi uu hogaaminaayay oo maanta gaaray magaalada baydhabo ee xarunta KMG maamulka koonfur galbeed.

Kulanka cashada ah waxa uu ka dhacay qasriga madaxtooyada k/galbeed ee magaalada baydhabo waxaana ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka koonfur galbeed .

Agaasimaha iyo madaxweynaha ayaa isla gartay in dib loo howlgaliyo xarumii Hay’adda ay ku laheyd Xaduudaha dalka gaar ah qaybta xigta Maamulka Koofur galbeed.

Halkaan hoose ka daawo sawirrada

Related posts

DAAWO: Turkey oo hub Casri ah ugu deeqay Soomaaliya & Tayada hubkan oo dalal badan ka yaabiyay

admin

TOOS U DAAWO: Ciyaarta Final-ka ee u dhaxeysa Soomalia iyo Tanzania

admin

Top News : xildhibaano,Saraakiil Ciidan Iyo Suxufiyiin ku Geeriyooday weerarkii Hotel Saxafi ee Magaalada Muqdisho

admin