Animation

Daawo: Maxaadan Ogeyn oo ka soo baxay Kulan Xasaasi ah oo Muqdisho ku dhexmaray Madaxweynaha Galmudug iyo Masuuliyiinta Dowlada Qadar???

no responses
Wednesday October 26, 2016 - 11:26 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweynaha  Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo Maanta Booqasho  Ku tagay Xarunta Safarda Qadar ee Magalada Muqdisho ayaa Tacsida umariyay Kusimaha Safiirka Qadar Hassan Hamza, Madaxweynaha ayaa sheegay in uu ka xun yahay Geerida ku timid Amiirkii Hore ee Qadar Waxaana uu uga Tacsiyeey Dhamaan Shacabka reer Qadar .

Madaxweynaha Galmudug ayaa sidoo kale sheegay in Madaxda Qatar uu kula kulmay  Magaalada Muqdisho uu kala hadlay sidii Dowladda Qatar ay u Caawin laheyd Dowladda Gobaleedka Galmudug iyo Shacabkeeda intaba.

Ugu Dambeyn Madaxweynaha ayaa sheegay in Masuuliyiinta Dowlada Qadar uu ka helay Balanqaadyo muhiim ah.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada

1-11 2 3 4