Animation

Daawo: Maxaadan Ogeyn oo ka soo Baxay Kulan Xasaasi ah oo Dhexmaray Madaxweyne Guulled iyo Wakiil ka socda Dowlada Mareykanka????

no responses
Thursday September 29, 2016 - 2:23 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdi Kariim Xuseen Guulled ayaa Magaalada Muqdisho kula Kulmay Wakiil ka socda Dowladda Mareykanka.

Madaxweyne Guulled wuxuu kala Hadlay Wakiilka ka Socda Mareykanka Duqeyntii Diyaaradaha Mareykanka ay ka geesteen magaalada Galkacyo kaasi oo ay la Beegsadeen Ciidanka Daraawiishta Galmudug .

Madaxweyne Guulled ayaa ka Codsaday wakiilka Mareykanka ka socda in Dowlada Mareykanka ay soo kala cadeeyso Faah faahinta Weerarka iyo Sababta Diyaaradaha Mareykanka ay u beegsadeen Ciidanka Galmudug.

Mareykanka oo war ka soo saaray wuxuu sheegay in Duqeynta uu ka geestay Bariga Gobolka Mudug ay ku dileen Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirro

14449755_10153936782316659_3226596548867293403_n 14449776_10153936782246659_2190601999044322873_n