Animation

Daawo: Maxaadan Ogeyn oo General Xaamud iyo Madaxweyne ku Xigeenka Jubbalad Luga-dheere ay Maanta Kismaayo ka Sameeyee????

no responses
Monday October 3, 2016 - 6:28 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaliyed Maxamad Shiikh Xasan ZXaamud ayaa Maanta Kismaayo uga qeyb galay Munaasabad Tababar loogu soo xiraayay Cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaliyed.

Munasaabadan Tababarka loogu soo xiraayay Askarta kusoo Biirtay Ciidanka Booliska waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbland oo uu ugu Horeeyo Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Luga-dhere iyo Masuuliyiin kale.

Sidoo kale Waxaa goobta ku Sugnaay Saraakiil ka socota Amisom oo tababarka Askartaan Booliska qeyb ka ahaa.

General Xaamud oo Munaasabada ka hadlay ayaa waxa uu Bogaadiyay Askartaan ka tirsan Ciidanka Booliska sida ay ugu dhabar adeegeen in ay Dalkooda iyo Dadkooda Difaacaan oo Ciidanka Booliska ay ka mid Noqdaan.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada

 

14509188_10205834810189645_40980448_n 14542610_10205834795789285_1928303898_n 14542614_10205834809109618_1999009809_n 14542623_10205834811149669_690504327_n 14542742_10205834811269672_1946259988_n 14542793_10205834810469652_655090917_n 14542843_10205834810829661_1658662379_n 14542883_10205834800869412_165729225_n 14542907_10205834805869537_1598710695_n 14543342_10205834808389600_1532838266_n 14543342_10205834812349699_1813031396_n 14543401_10205834820629906_1925368969_n 14543505_10205834815789785_1135304452_n 14543517_10205834819909888_1917957684_n 14543568_10205834803109468_1142432975_n 14543584_10205834795109268_1858698976_n 14555574_10205834805189520_841970841_n 14555674_10205834816109793_1782123114_n 14555744_10205834812269697_1908378814_n 14555784_10205834821669932_149817630_n 14555823_10205834805269522_2140875891_n 14555958_10205834797949339_628758525_n 14556077_10205834821429926_57822709_n 14568960_10205834809509628_76199836_n 14569094_10205834822469952_1919067593_n 14569133_10205834821869937_1073780077_n 14569142_10205834817269822_1958469909_n 14569163_10205834805069517_538341429_n 14569202_10205834798309348_1809298426_n 14569629_10205834801709433_1321912629_n 14580392_10205834812469702_680440676_n 14580396_10205834811709683_433129789_n 14580473_10205834813189720_188697482_n 14580538_10205834804069492_303280467_n 14580545_10205834819189870_738200386_n 14585262_10205834807549579_1521298046_n 14585339_10205834812229696_1838812201_n 14585392_10205834809589630_33401801_n 14585415_10205834812429701_702177909_n 14585447_10205834817069817_385451211_n 14593156_10205834795669282_1169643100_n 14593316_10205834808149594_1537450594_n 14593317_10205834799989390_175757149_n