Animation

Daawo: Maxaadan ogeyn oo dhexmaray shariif sakiin iyo wafdi kasocda guddiga qaranka ee…..

no responses
Saturday May 27, 2017 - 3:39 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Guddiga qaranka shaqalaha rayidka ee dowladda ayaa bilaabay xoojinta habka wada shaqaynta guddiyada shaqalaha ee maamul gobaleedyada sidii fursado shaqo loogu heli lahaa dhalinyada baaga muundada ama shaqo la’aanta  ku ah dalka iyo kuwa badaha ku baaba’aya.

Guddiga qaranka ee shaqalaha rayidka, ayaa ka bilaabey dhammaan maamul gobaledyada dalka in ay kormeer ku tagayaan iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta  gudiyada mamul goboleedyada iyo guddiga qaranka shaqalaha rayidka.

Guddiga ayaa safarkoodi ugu horeeyey waxay ay ku tageen Maamul gobeledka koofurgalbeed, ayagoo halkaas kula kulmey shaqalaha iyo Guddiga waxay sidoo kale kala saxiixdeen isafgarad qaabka la isku dhaafsan lahaa khibradda iyo horumarinta arrimaha shaqaalaha.