Maqaalo Maqaalo iyo Warar Somali News Top News Xulashada K24

DAAWO: Maxaa kala heysta Faroole iyo Madaxwayne Gaas.

Cabdiraxmaan Faroole Madaxwaynihii Hore ee maamulka Puntland oo Warbaahinta Madaxa banaan kula hadlay Magaalada Garoowe ayaa ka hadlay Xiisada kasoo Korodhay deegaanka Tukaraq, Wuxuuna Muuse Biixi ugu baaqay inuu Ciidanka Somaliland ka saaro deegaankaasi, Isagoo sheegay inuu ahaa Duulaan Gar-daro ah.

Dhanka kale Faroole Waxa uu sidoo kale Weerar Ba’an ku Qaaday C.wali gaas madaxwaynaha Puntland iyo Baashe Maxamed Faarax Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland isagoo sheegay inaysan Nabad iyo dagaal waxba ka ogayn, Isagoo ugu baaqay inay Beelahooda Nabad-dhex dhigaan Marka hore.

Related posts

DEG DEG: Boosaaso Suldaan Caan ah ayaa lagu dhexdilay Masjid Kuyaala…

Tahniyad Aroos oo Farxad leh Boqorka iyo Boqorada, Farta iyo Faratiga, Faraska iyo Geenyada waa Rage siciid cade iyo Wacan yusuf

Tifaftiraha K24

SAWIRRO: Wasiir Cawad oo qaabilay wafdi ka socday Folke Bernadotte Academy.

admin