Animation

Daawo: Maxaa ka soo Baxay Kulan Ka dhacay Koonfurta Magaalada Galkacyo ee Dhexmaray Masuuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Golaha……

no responses
Thursday November 17, 2016 - 12:43 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ee isku Xilsaaray Xalinta Colaadda Magaalada Gaalkacyo ayaa Maanta Dhanka Koofureed ee Magaalada waxaa ay kula kulmeen Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug

Mas’uuliyiinta Galmudug ee ay kula kulmeen Magaalada Gaalkacyo dhanka Galmudug waxaa ka mid ah Duqa Degmada iyo Mas’uuliyiin kale.

Guddoomiye Kuxigeenka Golaha Abwaanada Soomaaliyeed Abwaan Xirsi dhuux Maxamed Weheliye ayaa sheegay in Guddoomiyaha Gaalkacyo iyo Mas’uuliyiinta kale ay Guddiga u sheegeen in ay diyaar u yihiin wax walba oo lagu xalinayo Colaadda Mudug.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada Kulanka 

14508569_910638835739961_351074758_n 15058672_910639049073273_489235708_n 15065143_910639059073272_886747986_o 15086994_909720099165168_665818659_n 15128524_909720165831828_126592039_n 15128755_909719929165185_1532352632_n 15129922_910639035739941_706421620_n 15134236_910638865739958_542404006_n 15135662_910639022406609_520740090_n 15139693_910638965739948_136643537_n 15151067_910638729073305_941548771_n