Somali News Top News

Daawo: Masuuliyiin Horay Xilal uga soo qabtay Galmudug oo Muqdisho ku booqday…..

Masuuliyiin ka Tirsanaan Jiray Galmudug Sida Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Galmudug Axmed Baasto iyo Xubno kale oo Muhiim ah Ayaa Gaaray Goobta lagu Xir Xirayo Qalabka Gob ee Dhanka Dhismaha ah,

Sidoo kale Masuuliyiinta Gaaray Waxaa kamid ah Xildhibaan  Maxamed Caloolgeel iyo Ambassador Dhamancad oo Qurba joog ah Kuwaasi oo Booqday Qalabkaaasi iyadoo Hambalyo u Diray Gudiga Gob iyo Qurba joogta Galmudug oo Qalabkaasi ka Qeyb Qaatay,

Qalabkaan oo ka yimid Jaaliyadda Galmudug ee Dalka Mareykanka ayaa loogu tala galay in uu ka qeyb qaato Dhismaha Wadada Galkayo iyo Hobyo oo Dhismaheeda uu meel wanagsan Maraayo.

Daawo Sawirrada Masuuliyiinta booqatay Qalabka

gob1-1-640x360 gob2-1-640x360 gob3-1-640x360 gob4-1-640x360 gob5-1-640x360 gob6-1-640x360 gob8-1-640x360 gob10-768x432 gob12-768x432

Related posts

DEG DEG:- Al-shabaab oo weeraray Hotel ku yaala Xeebta Liido

admin

DEG DEG: Maxaadan Ogeyn oo hada laga soo sheegaya Magaalada Galkacyo Iyadoo Rasaas Xoogan laga Maqlaayo Xaafado ka…..

Tifaftiraha K24

DEG DEG: Mid kamid ah ergadii soo dooratay xildhibaanada baarlamaanka oo qarax lagula beegsaday muqdisho

Tifaftiraha K24