Animation

Daawo: Masuul caan ka aha Gobalada Dhaxe oo Muqdisho soo gaaray Goordhawna ku dhawaaqi doona in uu yahay Musharax Madaxweynaha Galmudug

no responses
Monday February 6, 2017 - 3:53 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

waxa dhawaan soogaaray magaalada muqdisho siyaasiga cabdishukri cali xirsi oo la sheegayo in uu qayb ka yahay Xubnaha musharaxiinta ah ee utaagan qabashada xilka madaxwaynaha Galmudug.

siyaasigaan ayaa ahaa gudoomiyihi xoogaga ahlu-suna ee Gobalada dhaxe sidookale waxa uu kamid ahaa aas aasayaashi la dagaalanka argagixisa ladirirka sanadkii 2006.

sida aan ku helnay xogta imaanshaha Mudanahaan ayaa ku saleesan in uu qayb kanoqdo Xubnaha Isku soo taagay Xilka Maamulka Galmudug oo dhawaan xil dhibaanada ay xilii ka qaadeen Cabdi kariin guuleed.

waxaa sidoo kale wararku ay sheegayaan in uu kulamamo laqaatay qeybaha kaladuwan ee bulshada ka soo jeeda maamul goboleedka galmudug.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Hadii ay sharci noqoto xil ka qaadista Madaxwayne Guuleed ayuu ku biiri doonaan Musharaxaan Xubnaha u hanqal taagaya xilka Maamulka Galmudug.

Xildhibaanada Maamulka Galmudug ayaa Horay usheegay in uu sharci ahaa Kulan ay qaateen oo ay xilka uga qaadeen Mdaxwaynaha Maamulkaasi Cabdikariin Xuseen Guuleed.

Horey waxaa Magaalada Muqdisho” ugu Shaaciyay in u yahay Musharax U taagan qabashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug EX Xildhibaan Axmed Ducaale Xaaf.

Halkaan ka daawo Sawirrada siyaasiga 

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.