DAAWO: Madaxwyne Xaaf oo ka hadlay Been abuurkii lagu baahiyey baraha Bulshada.

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ka hadlay xaflad uu u sameeyay dhalinyaro galmudug u dhalatay oo safaro ku bixiyay deegaano Galmudug kuwaasi oo soo bandhigay bilicda Galmudug.

Xaaf ayaa sheegay in dadkii baahiyay beenta in khilaaf ka dhex dhashay galmudug ay joogaan Dhuusamareeb isla markana la garanaayo.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA: