DAAWO: Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo Soogaaray Magaalada Muqdisho,

0

Madaxweyhinii hore ee dowladii KMG aheyd ahna Hoggaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran mudane Sheekh Shariif sheikh Axmed oo Soogaaray Magaalada Muqdisho, iyadoo siweyn loogu soo dhaweeyey.

Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada muqdisho waxaa kusoo dhaweeyey, Xubno ka tirsan golaha Wasiirada Soomaaliya oo uu ka mid ahaa Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar islow Ducaale, Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed.

Boqolaal ka mid ah Shacbaka Muqdisho oo wata Boorar lagu xardhay sawirka Sheekh Shariif iyo Astaanka xisbiga himilo Qaran ayaa taagnaa wadada u dhaxeysa Garoonka Aadan-Cadde iyo Xarunta Xisbiga.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA: