Somali News

Daawo Madaxweyne Ku Xigenka Dawlada Galmudug State Mudane Maxamed Xashi Cabdi oo magalada Nairobi kula kulmay safiirka Dalka Finland

Madaxweyne Ku Xigenka Dawlada Galmudug State Mudane Maxamed Xashi Cabdi Carabeey ayaa magalada Nairobi kula kulmay safiirka Dalka Finland u fadhiya Soomaaliya waxa ayna ka wada hadleen arimo badan oo ay ka mid yihiin sidii Dawlad Gobaleedka Galmudug looga caawin lahaa dhinacyo badan oo hormarineed.

Mudane Maxamed Xashi Cabdi Carabeey yaa u gud biyey Safiirada Somalia u joogta Finland in labada Gobal Ee Galmudug ay yihiin kuwa ugu qani san Dalka Soomaaliya dhinacyada wax soo sarkana ay rabaan in laag saacido ayadoo loo soo marsiinayo sida sharcigu uu yahay Dawlada dhexe Ee Soomaaliya madaba Galmudug ay sharciyad ku timid ayan dhawrayaan nidaamaka DalkaSomalia u Yaala

Safiirka Filand Soomaaliya ayaa sheegtay in ay soo dhaweenaya Dawlad Gobaleedka Galmudug oo ay xustay in uu yahay mamaulka ka kaliya ee ku dhismay si dharci ah ay na ka Caawinayaan Dhismaha Xaruumaha Dowlada caafimadka Wax barashada Amniga iyo dhin u habenta Air port Yada Galmudug State

 

12631457_979768988761202_759134751524372758_n 12651307_979768948761206_7120627553311427002_n 12662042_979768918761209_1762829448163517339_n 12650809_979768895427878_8532733001155154246_n

Related posts

TOP NEWS: Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo xilka iska casilay

admin

SAWIRO: Ra’isul-Wasaare Somaliya mudane Kheyre Oo Boqolaal Shacab Ah Kula Dukaday Masaajidka Isbahaysiga.

admin

TOP NEWS: Maxaadan Ogeyn oo ay ku heshiiyeen Kenya iyo Soomaliya oo aad ugu daran Dadka ku Nool….

Tifaftiraha K24