Animation

Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo Xalay afka furtay weerar culusna ku qaaday siyaasiyiin dhowr ah

no responses
Saturday November 11, 2017 - 4:40 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, Mas’uuliyiin ka tirsan Goleyaasha shacabka, Aqalka sare, Golaha Wasiirada, Maamulka Gobolka Benaadir iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay xaflad lagu daah furayay Ololaha Nabad gelyada Gobolka Benaadir, kaasi oo ka socoto xarunta dugsiga tababbarka Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho.

Madaxweyne farmaajo ayaa xalay jeediyay khudbad xasaasi ah oo uusan weligiis jeedin khudbadaasi oo si weyn u taabaneysay siyaasiyiinta caadeystay in horumarka dalkaan ka jira iyo dowladda ay afkooda iyo adinkooda ku bur buriyaan iyagoo u isticmalaya danahooda gaarka ah.

Nadaxweynuhu wuxuu dhaliil xoogan usoo jeediyay siyaasiyiinta dalkaan uu ka dagi la’yahay ee danaha shisheeya u adeeggaya.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Farmaajo ayaa sheegay in hadda ka hor markii la doortay farmaajo ay soo waceen siyaasiyiin dhowr ah iyagoona u sheegay in ay mucaaradayan dowladda cusub ee xiligaas uu hogaaminayay xasan shiikh waxaana ay farmaajo ugu baaqeen in uu ka qeyb galo mucaaradnimada dowladda cusub ee xasan shiikh balse uu isaga ka diiday oo uu ku yiri maxan ku mucaaradaya dowladdaan cusub weliba meysan shaqeyninee.

Halkaan Hoose ka daawo Khudbadii xasaasiga aheyd.

&nbsp

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.