DAAWO: Madaxweyne Deni oo Lakulmay dadka kaso jeeda Bay iyo Bakool ee Puntland

0

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deno ayaa magaalada Garowe kulan kula qaatay xildhibaanada, waxgaradka iyo dhalinyarada kasoo jeeda degaanada maamulka Koonfur Galbeed Somalia ee ku sugan Puntland.

Madaxwyne Deni iyo dadka kasoo jeeda gobalada Bay iyo Bakool ee ka shaqeysta degaanada Puntland ayaa isla gartay wada shaqeyn iyo sidii dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed wax kaga noqon lahaayen mamaulka cusub.

HALKAN HOOSE KA DAAWO: